|
Warar
-
Suldaan Maxamed Axmed Ismaaciil Oo Soodhaweeyay Furista Ururada Siyaasada”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Suldaan Maxamed Axmed Ismaaciil Oo Soodhaweeyay Furista Ururada Siyaasada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/9T2EaFMTcHk
Berberatoday.com...
Tuesday, December 28, 2021
-
Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Marsada Berbera Kusoo Dhaweeyay Michael Rupin Oo Ah Qoraa Taageera Qadiyada Madax Banaanida Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa saaka booqday magaalo marseeda Berbera Michael Rupin iyo gabadh yar uu dhalay Mr. Rupin waa aqoon yahan wax ka qora arimaha siyaasada caalamka, waana bare Jaamacadeed, sidoo kale waxa uu la taliye ...
Tuesday, December 28, 2021
-
“Hadii Ay Run Tahay Oo Madaxwayne Muuse Uu Doonayo In Somaliland Uu Ka Bedbaadiyo Khilaaf Siyaasi Ah, Waa In Doorashooyinku Sida Ay Ukala Horeeyaan, Aan Waxba Laga Bedelin” Siyaasi Cali Guray.
“Waxa Umusha Udan Ah, Ayaa Ilmahana Dan U Ah”Cali Guray.
Hadii Ay Run Tahay Oo Madaxwayne Muuse Uu Doonayo in SOMALILAND uu ka bedbaadiyo khilaaf siyaasi ah oo heer xun gaadhi kara waa in doorashooyinku sida ay u kala ho...
Tuesday, December 28, 2021
-
“Burco Laba Maayir Ayay Yeelanaysaa Haduu Sidan Ka Dayn Waayo Magaalada Inanka Yari, Sidii Qadaafi Ayaa Loogu Galayaa Meesha”Maayarkii Hore Ee Burco Maxamed Muraad
"Burco Laba Maayir ayay Yeelanaysaa haduu sidan ka dayn waayo Magaalada Inanka yari,
Sidii Qadaafi ayaa loogu galayaa Meesha"
Maayirkii Hore ee Degmada Burco Maxamed Muraad ayaa Dhaliilo Culus huwiyay Maayirka degmada ...
Monday, December 27, 2021
-
Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Daahir Casaan Oo Ka Dayriyay Xaalada Aabaareed Ee Deegaamada Gobolka Togdheer Hoos Yimaada Baaqna Udiray Xildhibaanadii Laga Doortay Gobolada Togdheer Iyo Saaxil”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Daahir Casaan oo kamid madaxda dhaqanka ee Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Berbera ayaa ka dayriyay Xaalada abaareed ee dalka Ka Jirta Waxaanu baaq udiray Ugaasku Xildhibaan...
Monday, December 27, 2021
-
Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Toobabar Mudo 6 Bilood Socday Usoo Xidhay Shaqaale Kamida Kuwa Dekeda Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Guud ee Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi ayaa Toobabar dhinaca Xirfada shaqada ah Usoo Xidhay Qeybo kamida shaqaalaha Haayada ee Dekeda berbera Toobabarkani oo socday mudo 6...
Monday, December 27, 2021
-
Dawlada Hoose Ee Boarama Iyo Wasaarada Hawlaha Guud Oo Dumiyay Dhismayaal Ka Horyimi Qorsha Nashaqadaynta Magaalada”Daawo Muuqaal
Borama(Berberatoday.com)-Dawlada Hoose Ee Boarama Iyo Wasaarada Hawlaha Guud Oo Dumiyay Dhismayaal Ka Horyimi Qorsha Nashaqadaynta Magaalada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/dmWe0Mf-Vfg
...
Monday, December 27, 2021
-
DP World Oo Korodhisay Tacriifadda Alaabooyinka Dekedda Berbera Kasoo Degaya,Wakhtiga Ay Dhaqan-galayso Iyo Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay
Berbera(Berberatoday.com)-Toddobaadka dambe waxa la filayaa in ay dhaqan gasho korodhka tacriifadda cashuuraha Dekedda Berbera ee Koontiinarrada ee ay dhawaan kordhisay shirkadda Dekedda Berbera gacanya ku haysa ee DP-World taasi ...
Monday, December 27, 2021
-
“Dadka Leh Madaxwaynayaal Ayuu Dalka Yeelan, Waxaan Leeyahay Madaxwayne Qudha Ayuunbaa Jiraya Cidina Sharciga Kama Wayna” Madaxwayne Biixi.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa sheegay in aaney suurto gal ahoy in Somaliland ay gelato madaxweynayaal isagoo cadeeyay sharciga iyo kala danbeynta somaliand ka jirto
...
Monday, December 27, 2021
-
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Su,aalihii Ay Xildhibaanada Golaha Wakiiladu Odoroska Miisaaniayada Ka Weydiiyeen Wasiir Sacad Cali Shire”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqaalka Su,aalihii Ay Xildhibaanada Golaha Wakiiladu Odoroska Miisaaniayada Ka Weydiiyeen Wasiir Sacad Cali Shire"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0DA5x5frAxA
&n...
Monday, December 27, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|