Seynisyahanno U Dhashay Uk Oo Soo Saaray Dawo Loogu Talagalay Covid-19
London(Berberatoday.com)-Dawo cusub oo ay seynisyahanno u dhashay dalka Ingiriiska usoo saareen cudurka Covid-19 ayaa lagu tijaabiyay Isbitaalka Jaamacadda Southampton ee waddankaas.
Dawadan oo ay iska kaashadeen khubaro caafim...
Dawada Cadeyga Oo La Ogaadey Inay La Dagaalanto Xanuunka Covid 19.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin caalamiya oo Ay baahiyeen waraabhinta caalamka qaarkood ayaa lagu sheegay in daawada cadaygu dawo utahay xanuunka sida ba,an dunida usameeyay ee coronavirus.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqa...
Monday, May 4, 2020
Ciidammada Ilaalada Xuduudaha Labada Kuuriya Oo Rasaas Is-weydaarsaday
North Korea ayaa rasaas ku furtay xarun ay ku sugnaayeen ilaalada xadka ee South Korea oo ku taal xudduudda aadka loo ilaaliyo ee kala qeybisa labada dal, milatariga Seoul ayaa sidaas sheegay Axadda maanta ah.
XUDUUDKA LABA...