Madaxweynayaasha Kim Jong Un Iyo Putin Oo Markii Ugu Horeysay Kulmay
Moscow(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo booqasho ku tagay dalka Ruushka ayaa kulankii ugu horeeyey oo fool ka fool ah la yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.
Labada hogaamiye ayaa sheegay i...