-
Ujeedada Kormeer Uu Madaxweyne Ku XIgeenka Somaliland Ku Tagay Borama Iyo Gabilay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti ballaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta kormeer kusoo maray mashaariic horumarineed oo laga hir-geliyay...
Saturday, December 29, 2018
-
”Guurtidu Gole Dhaqan Ma Aha…. ” Garyaqaan Guuleed Dafac Oo golaha Guurtida Ku Tilmaama Kuwo Dalka Fadhiid Ka dhigay Oo Mudo Kordhin Sharci Daro Ah Dabada Haya”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guuleed Dafac gudoomiyihii hore ee xarunta xaquuqul iinsanka Somaliland oo maanta ka hadlaayey madal Hargeysa lagu qabtay oo lagaga hadlaayey qaabka loo soo dooran doono golaga guurtida oo dh...
Saturday, December 29, 2018
-
“27 Sanno Ayeynu Dawlad Ahayn, Muddadaas Aynu Jirnay Ee Aynu Madax-banaanayn, Wax Badan Baynu Inagu Iskeen U Qabsanay”.Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Xasan suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa ka hadlay qiimaha ay qaranimadu leedahay, waxaanu talooyin iyo waano u soo jeediyey guud ahaan Shacabka reer Somaliland, oo uu ugu baaqay inay ...
Saturday, December 29, 2018
-
“Anigu Waan U War Warayaa Puntland Maanta Marxaldii Ugu Xumayd Ayay Gaadheen …” Xil.Indho Indho”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in uu maanta aad uga war waraayo xaalada maamulka Puntland oo uu sheegay in ay maanta marayaan marxaladii...
Saturday, December 29, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Katirsan Xukumada Muuse Biixi Oo Sheegay In Dalku Ubaahanyay Xisbiyo Mucaarada Oo Adag
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo maanta ka hadlaayey shir weyne ay xukuumadu u qabatey warbaahinta ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada uu ka tirsan yahay ee madaxweyne ...
Saturday, December 29, 2018
-
“Soomaaliya Dowlada Ka Jirtaa Maaha Dowlad Shacabkeeda U Adeegi Karta”..Drs. Edna Aadan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Somaliland u qaabilsan wada hadalada Soomaaliya Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa eedaymo culus u jeedisay maamulka Soomaaliya, iyadoona sheegtay in dowlada ka jirta xamar aanay ahayn dowlad shacab...
Saturday, December 29, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Saxaafada Somaliland Oo 7 Wasiir Hortood Ku Soo Bandhigay Tacadiyada Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Saxafada Somaliland ee SOLJA ayaa waxaa uu madal maanta Hargeysa ay xukuumadu ugu qabatey warbaahinta oo ay ka qeyb galeen wasiiro tiradoodi gaadheyso 7 wasiir uu ku soo bandhigay tacadiy...
Saturday, December 29, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyey Qaabkii Loo Aas Aasey Golaha Guurtida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muj Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa uu faah faahin dheer ka bixiyey qaabkii loo aas aasey golaha guurtida Somaliland isaga oo golaha ku amaaney doorka ay Somaliland kaga jiraan
Halkan Hoose Ka Daawo...
Saturday, December 29, 2018
-
“Cashar Ayaan Ka Baran Doonaa Wixii Dhacay..” Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal”Daawo Muuqal
Moqdisho(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha baarlamaanka dalka Somaliya Md Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan oo maanta ka hadlaayey fadhigii ugu horeeyey golaha shacabka Somaliya muddo bil ah ayaa waxaa uu xildhibaanada ka hor sheegay i...
Saturday, December 29, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wariye Aadan Cabdi Ciidle Oo Siyaasi Isu Bedelay Madaxweyne Muuse Biixina Ku Canaantay Qaabkuu Ula Macaamilo Shacabka Reer Gabiley
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wariye Aadan Cabdi Ciidle Oo Siyaasi Isu Bedelay Madaxweyne Muuse Biixina Ku Canaantay Qaabkuu Ula Macaamilo Shacabka Reer Gabiley
https://youtu.be/waVUoL0z83Q?t=1
...
Saturday, December 29, 2018
« Previous Page — Next Page »