Masar Oo Soomaaliya U Direysa Khubaro Sahaminaya Kaydadka Shidaalka
Moqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Masar, Dr. Daariq Al-mala ayaa shaaca ka qaaday inay Khubaro u soo diri doonaa dalka Soomaaliya, si ay sahmin ugu sameeyaan Kaydadka Shidaalka ee Soom...