Kulanka Faransiiska Iyo Belguim Ee Caawa Iyo Saadaasha Bisad
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa ay saacado innaga xigaan kulanka xiisaha leh ee u dhexayn doona France iyo Belguim kana tirsan semi-faynalka koobka adduunka Russia 2018.
Labada xul ayaa si weyn u doonaya in ay iska xaadiriyaa...
Madaxweynaha Turkiga Oo Wiil Uu Soddog U Yahay Xil U Magacaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ee mar kale la soo doortay ayaa magacaabay golihiisa xukuumadda wax yar uun kaddib markii xafiiska loo dhaariyay.
Madaxweynaha Turkiga ayaa wiilka uu Sod...