|
Articles
-
Fw: It is painful, sorrow, regrettable, sadness, moral depression, mental disorder, deep anxiety, disappointment, desperate situation that after 25 years of independence, Somaliland in the hands of its worst enemy
Dear editors,
Fadlan Websideyada noo geliya idinka oo aad iyo aad ugu mahadsan.
Tusan iyo Tixgelin
for your info.
------------------...
Wednesday, November 16, 2016
-
SHAQADII KOMIISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA OO ISU TAAGTAY SHAQAALE LA’AAN MARKII 31 OCTOBER 2016 80% KA MIDA SHAQAALAHII LA ERYEY,
SHAQADII KOMIISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA OO ISU TAAGTAY SHAQAALE LA’AAN MARKII 31 OCTOBER 2016 80% KA MIDA SHAQAALAHII LA ERYEY,
Aniga oo aan jeclayn in aan halkan Magacayga ku xuso sababo aniga ii ga...
Wednesday, November 16, 2016
-
Walaal Kaalmee Si Alle Kuu Kaalmeeyo Wiil Dhalinyaro Ah Oo Maskaxda Fin Ka Soo Baxay Oo Xaalad Deg-Deg Ah Ku JiraDaawo Muuqalka”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Walaal Kaalmee Si Alle Kuu Kaalmeeyo Wiil Dhalinyaro Ah Oo Maskaxda Fin Ka Soo Baxay Oo Xaalad Deg-Deg Ah Ku Jira.
https://youtu.be/4F8sx823dU8
...
Tuesday, November 15, 2016
-
Digniin Caafimaad Oo Bulshada Ku Waajahan Iyo Khatar Barnaamijkani Xambaarsanyahay
Digniin:-
Dhakhaatiirta caalamka oo helay Kansar (Cancer) cusub, sida ay sheegeen culimada kimistarigu(Chemists), waxa keena xanuunkaas curiyaha Silver Nitro Oxide. Hadaba markaste oo aad iibsatid kaadhadhka taleefannada lagu s...
Tuesday, November 15, 2016
-
SICIID MAXAMUUD GAHAYR CADAALAD DARO AYAA KU CIIRTAY…..! Mohamed Gacayte
85 Maalmood ayuu xidhan yahay Macalin Siciid Maxamuud Gahayr, Maxkamadii wax danbi ah way ku wayday waxaanay Xukuntay in Xoriyadiisa loo celiyo, Nasiib daro dib ayaa loo xidhay siciid wax yar kadib siidayntiisii amarkii maxkamadan...
Monday, November 14, 2016
-
Marwo Samiya Muuse Oo U Sharraxan Doorashada Golaha Degaanka Ee Helsinki. Fadlan Codkaaga Sii Soomaliyeey Ilahay Haku Guuleeyo Hamigeeda Siyaasadeed…
Marwo Samiya Muuse oo u Sharraxan Doorashada Golaha Degaanka ee Helsinki. Fadlan Codkaaga Sii Soomaliyeey
Waxaa Maanta Sharaf weyn ii ah inaan ka mid Noqday 100 kii Musharax ee laga dhex doortay 138 Musharax, Waxaanan G...
Monday, November 14, 2016
-
MARKALE IYO TURKIGA OO CADEEYAY IN UJEEDADOODU TAHAY SOO CELINTA MIDNIMADII SOMALILAND IYO SOMALIA W/Q CABDIKARIIN AXMED MOOGE
Danjiraha u fadhiya Somalia Turkiga ayaa marka kale ku celiyay in ujeedada ugu muhiimsan ee Turkigu ka leeyahay Somalia iyo Somaliland ay tahay soo celinta iyo hagaajinta wada-jirka Somalia, waxaan si toos ah u x...
Monday, November 14, 2016
-
Eng. Faysal Cali-waraabe oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimi Jamaal Cali Xuseen
Eng. Faysal Cali-waraabe oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimi Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa:(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Md.Faysal Cali-waraabe, ayaa markale ka hadlay sawaxanka uu weli ...
Monday, November 14, 2016
-
“Dalku Waa 3,000 Oo Nin Oo Murmaya Iyo 5 Malyuun Oo Kuwaa Naf Ka Sugaya” Aqoonyahan Maxamed A. Bile
Dadku waa kun dawladda ka tirsan oo ama xilhaya oo wasiiro ah, ama golayaasha ah ama “Darafu-Dawlo ah” oo difaacaya dawladda. Iyo kun kale oo ka soo horjeeda oo badankoodu ka tirsanayeen dawladihii hore iyo tanba oo hadafkoodu...
Monday, November 14, 2016
-
INDHO LACAG ARKAYAA CADAAB MA ARKAAN”. SUBXAAN. Mohamed gaceyte
Inay is casilaan ayaa uga sharaf badnayd inay is buriyaan oo ay beeniyaan go,aankii ay maalmo ka hor ku joojiyeen labada Shir ee garabyada Ucid ku kala dhawaaqeen, kaas oo aan waafaqsanayn Xukunkii Maxkamada Sarre. Xikmad Soomaali...
Monday, November 14, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|