|
Articles
-
Labadii wada qadeeyay &muraayadii W/Q Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)
Labadii wada qadeeyay &muraayadii =====+============, ilbaxnimada horteed ayaa nin qurbaha ka yimi ayaa macsuumay nin ay saxiib ku ahaayeen miyiga wuxuu xidhanyahay muraayad ninka carabta ka yimi ,markíi qadada loosoo dhigay ...
Sunday, November 13, 2016
-
Isbarbar Dhiga Dhismayaasha Cusub Ee Berbera iyo Kuwa Qabyadaha Ah ,Tolow Yaa Lala Sugayaa Fooqyadan Ee U Maqan ,Yaase Leh ?W/Q Mahad Faarax
Berbera(Berberatoday.com)-Mudo Hadda laga joogo Todobaad ayaan Safar Shaqo kaga Soo Shiraacday Dhinaca Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheera ,Safarkaasi oo aan ku Beegsanayey inaan Shaqo maalmeed ii gaar ah aan ku Qaa...
Sunday, November 13, 2016
-
Qiso Layaable Oo Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe Ka Sheekeeyay Shaahidna Uu U Ahaa
Cabdiraxmaan wuxu ahaa wiil dhawr iyo 20 jir ah oo aabihi Jirde Cali Ismaaciil kala shaqeyn jiray meherad Banjarle ah oo aanu jaar nahay.Maalin maalmaha ka mid ah oo aan maheradooda taayir ka buusanayey ayaa waxa Craxmaan ii sheeg...
Sunday, November 13, 2016
-
Ganacsade Adaa Abaarta Keenay W/Q: FAYSAL C MADAR (FAYSAL QUMUJ
W/Q: FAYSAL C MADAR (FAYSAL QUMUJ)
Ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu ilaahay abaaraha naga soo jabiyo, waxa aynu wada ognahay samaynta taban ee abaaruhu inagu leeyihiin, iyo in inta badan aynaan qorshe ka lahayn amaba aynaan...
Sunday, November 13, 2016
-
AWOODA LOO SHEEGTAY JAMAAL WAA NABSI UU DHITAYSTAY KULMIYE EE MAAHA GUUL AY GAADHEEN QORE:- MAXAMED CILMI DABLE
Jamaal cali xuseen oo ahaa murashax u taagnaa jagada madaxweyanaha doorashada fooda inagu soo haysa ee madaxtooyada waa shakhsi dhalinyaro ah hankiisa aqoontiisa iyo kartidiisuna gaadhsiiyaan han madaxweyne.
waa nin dhalinyar...
Sunday, November 13, 2016
-
Warbixin Daaha Ka Fedeysa Sirta Ka Danbeysaa In Xulka Saaxil Markii U Horeysay Uu U Baxo Finalka Koobka Kubada Cagta Somaliland Faalo Laga Diyaariyay” Suxuufi Sidiiq Carab
Warbixin Daaha Ka Fedeysa Sirta Ka Danbeysaa In Xulka Saaxil Markii U Horeysay Uu U Baxo Finalka Koobka Kubada Cagta Somaliland 8 Faalo Laga Diyaariyay” Suxuufi Sidiiq Carab
Waxaa Manta Koobka Gobolada Somaliland Ee K...
Thursday, November 10, 2016
-
XOGHAYAHA DEGMADA BERBERA EE XISBIGA WADANI ISMAACIIL (DHEEG) WAXAAN HALKAN HANBALYO BALAADH U MARINAYAA CIYAAR YAHANADA XULKA GOBOLKA SAAXIL (SHARAFTA GOBOLKA)
Waxaan halkan hanbalyo aan la soo koobi Karin u marinayaa Xulka Kubada Cagta ee G/saaxil Kaasi oo Gobolka u soo hooyey guul aad u qaali ah taasi oo aanay gaadhin Goboladii kale ee ahaa dhiga Gobolka runtii waa guul lagu faani doon...
Thursday, November 10, 2016
-
Saddex Aan Ka Idhi Sadqayntii Xisbiga UCID: Qalinkii Muniir Axmed Cigaal
Faysal Cali Waraabe waxaan leeyahay, ceebtaa maha ee waa caadada in lagu isticmaalo, maanta oo kaliya laguma isticmaalin ee Faqashtii ayaa ku isticmaashay oo UFO ayaad dhiigoodi dhaafsiisatay dhameel, waa la ogaa oo tari...
Thursday, November 10, 2016
-
Hargeysa”Shir Warbaahinta Qaar Loo Qabtay Iyo Dhacdooyin Xun Xun Oo Ku Gadaamnaa+Kulankaas Oo Dhinac Ka Rarnaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Ururka SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa qabtay wax uu ugu yeedhay ama loo bixiyey boodhkii ciwaanka Shir Weynaha Caalamiga Ah Ee Arrimaha Saxaafadda Somaliland, isla markaana kulank...
Thursday, November 10, 2016
-
“Jamaal UCID Isagaa Soo Saaray, Laakin Axmed Muumin Seed Qof Buu Ka Aha WADDANI”.Siyaasi Aadan Axmed Dhoola-Yarre
"Qabyaalada inaga daaya u hiiliya Jamaal xaqa ugu hiiliyo meel uu ku ciil baxo ugu hiiliya arinta dhacday ilaahay ba reer Somaliand ku eegeya siday xaqa u raacaan.Kolay qaar baa odhan doona Muumin Seed ba waa ti ku dhacc...
Thursday, November 10, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|