|
Articles
-
Cilmi Baadhis Iftiimisay Siyaasada Qarsoon Ee Ku Duugan Barnaamijka Raga Itoobiyanka Ahi Somaliland Ka Fuliyeen Ee BADAL/BEDEL
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida lawada ogsoon yahay waayadan dambe waxaa dhulka soomaalidu degto lasoo dersay arin layaab leh taasoo dhalisay jahwareer iyo wax iswaydiin badan.
Waxaa dalka deriska aynu nahay ee Ethiopia inaka...
Tuesday, November 22, 2016
-
Hooyaday Way Dhimatay, Wax Kastana Way La Dhimatay”.
Wax iga murugo badan ima soo marin waxey aheed malin jimco ah hooyadey aad bey u xanuunsaneed wax caruur ah aniga ayey iga dhashay aabahey iyo hooyadey wey kala tageen,
hooyadey waxay u istaagtay sidii ay ii korin laheed waxi...
Saturday, November 19, 2016
-
Dhambaal Toosin iyo Dhaliil is xamabaarsan kuna socda madaxweynah iyo Hayyadah Wadooyinka iyo dawladah hoose W/Q Nim’aan Adaani Husein
Waxa arrin laga naxxo ah isla markaan dhaliishiisa mudan in loo tilmaamo dhamaan waaxayahay iyo hawal wadeenada ayy khusseyso ee ku shaqo leh arrimah wadooyinka iyo jidadaka waddanka hadday tahay xafiiska madaxweynah, hayyada wa...
Saturday, November 19, 2016
-
Daawo Muuqalka”Munaasibad Lagu Xusaayo Sanad Guurada Koowaad Ee Ka Soo Wareegtay Geeridiii Marxuum Suxufi Axmed Xassan Cawke
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Munaasibad Lagu Xusaayo Sanad Guurada Koowaad Ee Ka Soo Wareegtay Geeridiii Marxuum Saxafi Axmed Xassan Cawke
https://youtu.be/fLAj8YjrRaM
Berberatoday....
Saturday, November 19, 2016
-
Daawo Muuqalka”Xuseen Abyan Wadaadyare- Oo Kamid Noqday Hormoodka Dadka Wax Ka Qabta Arimaha Bulshada Iyo Kaalmaynta Cisbataalada Somaliland Iyo Barnaamijka Halyayada Ee Tvga Star Ka Baxa Oo Lagu Soo Bandhigay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan hoose ka daawo Barnaamijkeeni Baro oo ku dayo waxaana todabaadkan waraysiga aynu qaadnay oo ka duwan qaabkii aynu hore u qaadi jirnay ama barnaamijyada loo qaadi jiray waana Haldoor rashiid Su...
Thursday, November 17, 2016
-
Wasiirka madax tooyada somaliand muhanad oo dhaar ku maray in masuuliyiinta beesha solomadaw ka sifeyn doono wixii shaqaalo dawladeed ah
Wasiirka madax tooyada somaliand muhanad oo dhaar ku maray in masuuliyiinta beesha solomadaw ka sifeyn doono wixii shaqaalo dawladeed ah
Wasiirka madax tooyada somaliand muhanad oo dhaar ku maray in masuuliyiinta beesha solomadaw...
Thursday, November 17, 2016
-
Wax Ka Baro Saamaynta Caafimaad Daro Ee Ka Dhalan Kara Abaaraha W/Q Dr.Cabdirisaaq Axmed Guuleed.
Abaaruhu waa masiibo dabiiciya (Natural Disaster) oo ay keenan marka roobabku dib uga dhacaan xiliyadii la filaayay ama la rababay inay yimaadaan.
Hadaba waxaa haboon in laga gaashaanto masiibooyinka ay sababtoo ah ALLE aya...
Thursday, November 17, 2016
-
Walaal Kaalmee Si Ale Kuu Kaalmeeyo Wiil Iyo Gabadh Walaalo Ah Oo Xanuun Araga Iyo Laxaadkaba Tirey Asiibey Oo Xaalad Adag Ku Nool”Daawo Muuqal
Daawo Muuqaal:-Walaal Kaalmee Si Ale Kuu Kaalmeeyo Wiil iyo Gabadh Xanuun Araga iyo Laxaadkaba Tirey uu Asiibey Oo xaalad Deg Dega Ku Jira.
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Fariin Qaan ah Oo Ku Socota Walaalaha Muslimiinta E...
Wednesday, November 16, 2016
-
“Nin Tuug Ahi Igama Adkaan Karo, Nin Xeerkii Ummadda Jebiyey Igama Adkaan Karo, Berito Hadii Kulmiye Laga Helo Codka, Waxa Hubaal Ah Inuu Ina Cali Waraabe-Na Markhaati Beenaale Ku Qoran Yahay”Xildhibaan. Maxamed Faarax Qabile
"Dalka Inqilaab Kamu Dhicin, Arrin Sharci Darro Ahna Lama Aqbali Karo, Hadday Cidi Fashilantay Xukuumadda Kulmiye Ayaa Fashilantay, Hadday Cidi Fashilantay Hay'addihii Garsoorka Ahaa Ayaa Fashilmay, Hadii Ay Cidi Fashilantay...
Wednesday, November 16, 2016
-
waxaan leeyahay Axmed Cali Ubaxle malaa laba iyo Tobankaas kun ee uu sheegayaa waa jin is tusay ama wuu ku riyooday’’Maxamed Cawil Sii,arag
waxaan leeyahay Axmed Cali Ubaxle malaa laba iyo Tobankaas kun ee uu sheegayaa waa jin is tusay ama wuu ku riyooday’’Maxamed Cawil Sii,arag
Waxaan aad iyo aad ula yaabay ninka lagu Magaca...
Wednesday, November 16, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|