|
Articles
-
Wasiirka Wershedaha Oo Afka La Galay Marwada Qaranka, Kuna Eedeyey Inay Dalka Si Hoose U Maamusho,?.Maxaa Keenay Inuu Wasiir Shacayb Fagaare Lasoo Istaago Ceebeynta Marwada.Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wershedaha oo Afka la galay Marwada Qaranka, kuna eedeyey inay Dalka si hoose u Maamusho,?. Maxaa Keenay Inuu Wasiir shacayb Fagaare lasoo Istaago Ceebeynta Marwada..
Daawo:Wasiir ka mida...
Sunday, August 21, 2016
-
Jaamacadahii Somaliland oo noqday Tusbax Furmay, Waxaan leeyahay Jamacadihii way bateen Tayadoodiina way hooseysaa ee kor ha loo qaado. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Jaamacaduhu waa goobaha ay cilmiga iyo caqliga cokani ku gadhoodhaan kuna kulmaan , taas oo noqota goob aqoonta lagu falkiyo, lagu hufo oo lagu curiyo laguna baro ubadka u ooman cilmiga. Aqoontu waa ruuxiyaadka hogaamisa binu aad...
Sunday, August 21, 2016
-
Hadii Doorasho Dhacdo Maxaa Faa,iido Ah Ee Dalku Helayaa”Qalinkiii Khadar Maxamed Askar
Anigo khaddar mahamed Askar Aahna muwadin ku dhashay kuna so guray gayiiga somaliland . Waxan iswaydiyay hadi doorasho dhacdo maxa laga fa.iido Ah ee wadanka keeni karta. Waxan xasuustay xiiligi u tartamayay siraanyo iyo qawlki be...
Sunday, August 21, 2016
-
WAXA LAGU XUSUUSAN DOONAA IN UU AHAA, DUBIHII ASKARTII KACAANKU LA DHACAYSAY SHACABKA SOOMALIYEED.
WAXA LAGU XUSUUSAN DOONAA IN UU AHAA, DUBIHII ASKARTII KACAANKU LA DHACAYSAY SHACABKA SOOMALIYEED.
-----------
ILAAHAY HA U NAXARIISTO, U DIIDI MAAYO RAXMADDA RABBI.
WAXA UU AHAA ASKARI CIILAN, OO SI KHALDAN UGA AAR GOOST...
Saturday, August 20, 2016
-
Shaqaalaha Dekeda Berbera waxay xaq u leeyihiin in ay ka doodaan si Dimuqraadi ah oo salmi ah saameynta ay Wareejinta Dekedu ku leedahay noloshooda. qalinkii A/rahman fidhinle UK.
Shacabka reer Saaxil gaar ahaan shaqaalaha Dekedu waa in aanay weysada dhawran ee ay danahooda gaarka ah ka hadlaan si cokan oo Dimuqraadi ah oo nabad ah.
Dhuuxa iyo duxda dimuqraadiyadu waxay koobaysaa in shaqsi kastaa xor...
Wednesday, August 17, 2016
-
Maxaad Ka Ogtahay Saami-qaybsiga Shaqaalaha Iyo Xilalka Kale Ee Ka Jira Madaarka Cigaal
5. Saami-qaybsiga shaqaalaha iyo xilalka kale ee ka jira Madaarka Cigaal, Wasaaradda Duulista Hawada iyo guud ahaan Haayadaha ka hawl-gala Gegada diyaaraduhu waxa uu duudsi ku yahay ummadda Somaliland. Taasna waxa masuul ka ah Was...
Tuesday, August 16, 2016
-
Daawo,“Afarta Inan Ee Odayga Beeshiisa Ah Lama Taabto”…Mujaahid Cali Guray Oo Faaleeyay Isku Shaandhayntii Xalay
“Afarta Inan Ee Odayga Beeshiisa Ah Lama Taabto”…Mujaahid Cali Guray Oo Faaleeyay Isku Shaandhayntii Xalay
...
Tuesday, August 16, 2016
-
Mo Farah oo hadiyad ahaan u bixiyay biladii Dahabka ee uu ku guuleystay {Yuu siiyey?}+sawiro
Orodyahanka reer Ingiriis ee asalkiisu Soomaaliga yahay Mo Farah ayaa biladii Dahabka ahayd ee uu ku guuleystay xalay orodka 10-ka Kun ee Mitir hadiyad u bixiyay.
Mo Farah oo ay u noqoneyso markii saddexaad ee uu biladaasi ku g...
Tuesday, August 16, 2016
-
“Badbaadada Qaranku Uma Baahna Shaqaale La Bedelo Ee Hogaanka Oo La Belelay Ku Xidhantay Iyo Baarlamaanka Oo La Dareeriyo”. Xoghayaha Degmada Berbera Ee Xisbiga Wadani Ismaaciil (dheeg)
Waa Xukumad laga ku suntan cadaalad daro, hanta boob iyo reer habel jacayl sidaa awgeed way cadahay inuu dalkuu u baahan yahay madaxweyne Cadaali ah inta awoodiisa ah oo ka runsheega dhaartii uu dalkan iyo dadkan...
Tuesday, August 16, 2016
-
FANAANADA NIMCO DEGAN OO SOO DHAWAYSAY TALAABADA NASTEEXO INDHO LAGAGA JOOJIYAY SHAWGII HARGEISA, KABAHANA LA DULMARTAY
Waan Idin Salaamay Dhamaantiin,Qoraalkan Hada Aan Gacanta U Qaaday Waa Mid Aan Kaga Jawaabayo Su,Aalo Inbox Ka Laygu Soo Waydiiyay Oo Iskuwada Mid Ah,(Maxaad U Aragtaa Xadhiga Fanaanada Hargaysa Lagu Xidhay?
OK… Dabcan Ma...
Monday, August 15, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|