|
Articles
-
“Nacnacoow marka lagu yidhaahdo Illaahaagu waa kuma, Nebigaagu waa kuma? Siilaanyo..!” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka dayriyay xaalada uu ka suganyahay aqalka golaha wakiilada Somaliland oo uu sheegay in la haysto.
Xildhibaanku waxaa uu sheegay in heshiisk...
Wednesday, August 10, 2016
-
Daawo Suldan Wabar oo Horay uga Dayriyay Xaalada Dhulka Boobka Gobolka Awdal iyo Iyo Baraaruga Saladintii Burburisay Kacdoonkii Xooga wayna Ee gobolada Galbeedka+Video
Suldan abiibakar cilmi wabar oo ka mid ahaa salaadiinta waawayn ee gobolka awdal iyo Salal oo horay uga dayriyay maamul xumada iyo sad bursiga beesha dhexe ay ku hayso beesha gadabuursi taas oo hadda markii xeedho iyo fundhaal k...
Wednesday, August 10, 2016
-
Daawo:Maamulkii Khatumo oo Laba Garab u kala Jabay.
Heshiiska Cali khaliif uu lagalay Somaliland ayaa soo dadajiyay kala Jabka maamulka Khatumo iyada oo wasiirka arimaha Gudaha ee maamulka Khatumo iyo inta badan xubnaha Labada Gole ee maamulku sheegay inay kasoo Horjeedaan Heshiisk...
Wednesday, August 10, 2016
-
Fethullah Gulen oo Dowlada Turgigu u Kiis Guratay
Dowladda Turkiga, ayaa sheegtay in toban shisheeye ah ay tallaabo sharciga ah ka qaadeyso kaddib afgambigii dhicisoobay ee toddobaadkii tagay.
Ra’iisul wasaare ku xigenka, Numan Kurtulmus, ayaa sheegay in la baaray tobanka xiri...
Wednesday, August 10, 2016
-
DEKEDA BERBERA: Kalmadii Muuse Suudi Yalaxow Ku Duray Cabdilahi Yusuf Oo Maanta Taagan, Dareenka Ku Xeeran Heshiiska DP World “Aree Wakiiladu Gacantay u Taageene, GEELAHA Maxaa…!
Heshiiska DP World ee Dekeda Berbera oo maanta ay duduub ku ansixiyeen Golaha wakiiladu xaalkiisu waxa weeyi halkeebaa laga marayaa 2 kun ee Shaqaalaha GEELAHA ah oo Berbera Degan oo nin walba hubaysan yahay ayaa l...
Wednesday, August 10, 2016
-
Muuse dalab iyo Ina caaqil yare oo beesha Gobalka saaxil ka falaagoobey Waxba yeeli maayaan go’aana ma gaadhi karaan + shir ay diidi karaana ma jiro + shir jaraaid ay ku deedafeeyeen shirka guud ee 25 bishan dhacaya
Hargeysa (Berberatoday.com) Cuqaal iyo madax dhaqameed kasoo jeeda gobolka Saaxil oo shalay magaallada Hargesa kula hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in ay qaadaceen shirkii ay qaar kamid ah waxgaradka deegaankaasi ...
Wednesday, August 10, 2016
-
Daawo, Hadhimo Sharafeed Uu Ku Maamuusay Jamal Cali Xuseen 5 Xubnod Ee Qaban Qaabada Shirka…..
Daawo, Hadhimo Sharafeed Uu Ku Maamuusay Jamal Cali Xuseen 5 Xubnod Ee Qaban Qaabada Shirka…..
...
Wednesday, August 10, 2016
-
Daawo:Suldaanka Guud ee Habarjeclo oo u quusgooyey Muuse Biixi, Beeshiisana kula dardaarmay inay ka fiirsadaan ciday Caruurtooda ku aaminayaan
Daawo:Suldaanka Guud ee Habarjeclo oo u quusgooyey Muuse Biixi, Beeshiisana kula dardaarmay inay ka fiirsadaan ciday Caruurtooda ku aaminayaan
...
Wednesday, August 10, 2016
-
Yaa ka masuul ah maalgashiga dekadda Berbera?By Mustafa A.Nuur
By Mustafa A.Nuur
Kolka laga yimaaddo xuduudo waafaqsan shuruucda caalamiga ah, waddan jiritaankiisa waxa xaqiijiya oo suga lahaanshaha xeerar yo qawaanniin lagu maareeyo maamulkiisa dawliga ah. Haddaan xeerar iyo shuruuc d...
Tuesday, August 9, 2016
-
Wasiir Samsam oo lacag xad dhaaf ah u qaybisay saxaafada xorta ah si aan arimaha dekada ayna waxba uga sheegin
Xukumadda Siilaanyo ee sii dhacaysa ayaa si xoogan u laban laabtay labadii todobaad ee ina soo dhaafay sidii ay gacanta ugu dhigi lahayd saxaafada madax banaan ee ka hawlgasha Somaliland, waxna ay go’aansatay in ...
Monday, August 8, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|