-
Orodyahan Mo Faarax Oo Ka Waramay Taariikhdiisa Dhabta Iyo Sida Uu Kusoo Galay Dalka Ingiriiska +Magaciisa Saxda Ah.
London(Berberatoday.com)-Barnaamij nololeed ku saabsan taariikhda dhabta ah ee orodyahanka afarta jeer ku guulaystay billada dahabka ee orodada Maxamed Faarax ayaa warbaahinta BBC-da uga waramay taariikhdiisa iyo sidii uu ku soo...
Wednesday, July 13, 2022
-
Real Madrid Oo Ku Guuleysatay Markii 14-aad Ku Guuleysatay Koobka Kooxaha Yurub Champions League Kaddib Markay Garaacda Kooxda Liverpool
Paris(Berberatoday.com)-Real Madrid oo ku guuleysatay markii 14-aad ku guuleysatay Champions League kaddib markii ay guul dirqi ah ka haartay Liverpool, oo ay ciyaar aad u xiiso badan ku wada ciyaareen garoonka Stade de France.
...
Sunday, May 29, 2022
-
Roma Oo Ku Guulaystay Koobka UEFA Europa League Kadib Markay Garaacday Feyenoord Rotterdam”Daawo Muuqaal
Roma Oo Ku Guulaystay Koobka UEFA Europa League Kadib Markay Garaacday Feyenoord Rotterdam"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wkEq48_FetI
Berberatoday.com...
Friday, May 27, 2022
-
Real Madrid Oo Iska Xaadirisay Kama Dambaysta Koobka Kooxaha Yurub Ee Champions League Kaddib Markii Ay Guul Soo Laabasho Taariikhi Ah Ka Gaadhay Man City”Daawo Muuqaal
Madrid(Berberatoday.com)-Real Madrid Oo Iska Xaadirisay Kama Dambaysta Koobka Kooxaha Yurub Ee Champions League Kaddib Markii Ay Guul Soo Laabasho Taariikhi Ah Ka Gaadhay Man City"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cu_8y4thkBg
&...
Thursday, May 5, 2022
-
Ururka Kubada Cagta Aduunka Ee FIFA Iyo UEFA Oo Dalka Ruushka Ka Hakiyay Dhamaan Ciyaaraha Aduunka Iyo Kuwa Yurub Iyo Sababo Ay Ucuskadeen
Fifa(Berberatoday.com)-Xidhiidhka kubadda cagta dunida ee magaciisa loo soo gaabiyo FIFA iyo Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA, ayaa si rasmi ah u go’aamiyay maanta oo Isniin ah, in la hakiyo ka qaybgalka xulalka qaranka Ru...
Tuesday, March 1, 2022
-
Xulka Senegal Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhda Ku Guuleystay Koobka Qarammada Qaaradda Afrika Kadib Markii Garaaceen Egypt
(Yaoundé(Berberatoday.com)-Xulka Qaranka Senegal ayaa ku guulestay Koobka qarammada qaaradda Afrika 2021 kaddib markii uu guul kaga gaaray dhigiisa Egypt rigoorayaal 4-2 kulan leysku daalay oo waqti ...
Monday, February 7, 2022
-
Dawladda Sucuudiga Oo Fasaxday Tartanka Kubadda Cagta Ee Dumarka Iyo Somaliland Oo Wali Hortaagan
Jeddah(Berberatoday.com)-Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa dhawaan fasaxday in dumarka yeeshaan nawaadi kubadda cagta ciyaara oo tartama.Talaabadan oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey dalka Sucuudiga ayaa waxay hablaha Sucuud...
Wednesday, November 24, 2021
-
Manchester United Oo Marlabaad Oo Xidhiidh Ah Lagu Xasuuqay Garoonkeedda Old Traford
Manchester(Berberatoday.com)-Manchester City ayaa ku tumatay deriskeeda Manchester United oo ay ku garaacday 2-0, ciyaar ka dhacday Old Trafford oo tababare Ole Gunnar Solskjaer kusii xumaysay xaaladda.
Laba gool oo qaybtii...
Sunday, November 7, 2021
-
Liverpool Oo Guuldarro Xanuun Badan Dhabarka Usaarisay Mancheste United Ay Ku Booqatay Garoonkeeda Old Trafford Iyo Maxamed Salax Oo Sadexlay Kadhaliyay
Mancheste(Berberatoday.com)-Liverpool ayaa guuldarro xanuun badan dhabarka u saarisay kooxda Manchester United oo ay ku booqatay garoonka Old Trafford, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-5, Kulankii ugu xiisaha badan toddobaadka...
Monday, October 25, 2021
-
Waa Kuma Xiddiga Kooxda Arsenal Ee La Barbar-dhigay Ronaldo?
London(Berberatoday.com)-Takehiro Tomiyasu waxa uu si lama filaan ah ku noqday xubin aan la tuuri karin oo ka mid ah shaxda koowaad ee Arsenal kaddib markii uu xagaagii tegay kaga soo biiray kooxda horyaalka Talyaaniga ee Bologn...
Saturday, October 2, 2021
« Previous Page — Next Page »