-
Guddoomiyihii Hore Ee Jimciyadda SOOYAAL Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Doorashooyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii hore ee Jimciyadda Mujaahidiintii SNM ee Sooyaal Xasan Cabdi Maxamed, xilligana ka tirsan Xisbiga mucaaradka ee Waddani, ayaa ku baaqay in aad looga fogaada loogana feejignaado wax kasta oo...
Friday, April 16, 2021
-
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Soo Saaray Maansada Cusub Ee “Dhabriiran” Iyo Nuxurka Ay Xambaarsan Tahay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo kamid ah hal abuurka dhalinyarad ah ee reer Somaliland Ayaa soo saaray maansada cusub ee “Dhabriiran” taasi oo ah Mid uu kaga hadlayo hamiga dayarta i...
Friday, April 16, 2021
-
Dad Ku Dhintay Dagaal Gelinkii Dambe Ee Maanta Ka Bilaabmay SOOL
Sool(Berberatoday.com)-Dagaal ayaa gelinkii dambe ee Maanta ka qarxay deegaanka lagu Magacaabo Dhabar-dalool oo ka mid ah deegaanka Holhol ee Degmada Xudun ee Gobolka Sool ee Somaliland.
Dagaalka oo u dhexeeya laba Beelood oo...
Friday, April 16, 2021
-
Ciyaaryahanka Mesut Ozil Oo Dhaqaale Lagu Taakulaynayo Bisha Ramadaan Ugu Deeqay Caruurta Dalal Ay Soomaaliya Ku Jirto
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ciyaaryahanka caanka ah ee Mesut Ozil ayaa ugu deeqay € 101,000, oo u dhiganta 120,000 oo dollar hay’adda Bisha Cas ee Turkiga, taasoo qeyb ka ah olole gargaar oo la wado inta lagu guda jiro bisha ...
Thursday, April 15, 2021
-
Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Muddo Kordhintii Baarlamanka Soomaaliya Usameeyay Xukuumadda Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qoraal ay si wadajir ah u soo wada sareen Dalalka Beesha caalamka ayaa waxa ay ku sheegeen inay ka walaacsanyihiin meelmarinta 12-kii April uu Golaha Shacabka Soomaaliya meelmariyay qaraar lagu bedelayo ...
Thursday, April 15, 2021
-
“Somaliland Waxa Ay Ka soo Hor jeeddaa Muddo Kordhinta Uu Isku Cumaamaday farmaajo Si La mid Ah Waddamada Beesha Caalamka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saartay mudo kordhinta madaxwaynaha somaliya loo sameeyay taasi oo ay canbaaraysay islamid ah beesha caalamka uga soo horjeedsatay talaabada uu farmaajo iskugu cumaama...
Thursday, April 15, 2021
-
Itoobiya Oo Sheegtay In ay Suudaan Khatar Ku Tahay Ammaanka Gobolka Geeska Afrika.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa sheegtay in Suudaan khatar ku tahay nabadda iyo ammaanka gobolka geeska Afrika.
Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa loogu baaqay beesha caalamka in...
Thursday, April 15, 2021
-
Xildhibaan Sheegay Inuu Khalad Ahaa Habkii Golaha Wakiillada Loo Hor-geeyay Xeerka Furista Ururrada Siyaasadda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiillada, ayaa sheegay in Xeerka ururrada siyaasadda ee dhawaan la ansixiyey in aan loo marin ansixintiisa nidaamkii saxda ahaa ee ku habboonaa, ee ...
Thursday, April 15, 2021
-
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha Iyo Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Waxay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama Astaantii musharraxiinta golaha Wakiiladda Iyo Deeganka.
Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xi...
Thursday, April 15, 2021
-
Mucaaridka Soomaaliya Oo Qaadacay Muddo Kordhintii Loo Sameeyay Xukuumadda Farmaajo
Muqdisho(Berberatoday.com)-Midowga Musharixiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa qaadacay muddo kordhintii labada Sano ee Golaha Shacabka Soomaaliya u sameeyay maalintii shalay dowladda mudo xileedkeedu dhamaaday ee uu hogaamiyo Madaxw...
Wednesday, April 14, 2021
« Previous Page — Next Page »