Dibadbaxyo Ka Soo Cusboonaaday Faransiiska
France(Berberatoday.com)-Dibad baxayaal ayaa boob iyo dhac u geystay dukaamo ku yaalla magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska, dibadbaxyo noocan oo kale ah ayaa dalkaasi ka dhacay afar bilood kahor.
Booliiska ayaa dadk...