Xulka Qaranka Bangladesh Oo Ka Badbaaday Weerarkii Masaajidka New Zealand
New Zealand(Berberatoday.com)-Kooxda kubbadda Cricket-ka ee dalka Bangladesh ayaa si dirqi ah uga badbaaday weerarkii lagu qaaday masaajidka Christchurch ee dalka New Zealand, gaar ahaan masaajidka Al Nuur.
Maamulaha kooxda Kha...