-
Soomaaliya: Maamulka Degmada Balad-Xaawo Oo Amaawiir Adag Ka Soo Saaray Guurka Qaaliga Ah, Kadib Markii La Faro-xumeeyay 155 Gabdhood
Balad-xaawo(Berberatoday.com0-Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ee Dalka Soomaaliya, ayaa Amaawiir muhiim ah ka soo kharasha ku baxa Guurka.
Maamulka ayaa sheegay in sidan ay u samenayaan si loo fududeeyo Guurka Hablaha oo Ra...
Sunday, January 15, 2017
-
Mujaahid Cali Guray Iyo Madaxweyne Axmed Siilanyo Oo Siyaasadu Kala Fogaysay Balse Dib Umidoobay Iyo Xabaal Dusheed Oo Maanta Laysku Gacan Qaaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Siilanyo iyo Muj . Cali Guray ayaa waxaa ay horre u ahayeen saxiibo waxaana ay ka wada mid ahayeen ururkii Somaliland xoreeyey Ee SNM
Muj. Cali Guray iyo Madaxweyne Siilanyo...
Saturday, January 14, 2017
-
Berbera”Wiil Dhalinyaro Ah Oo Habeenkii Xalay Isku Gubay Gaadhi Dukhaan Ah Uu Watay Iyo Sababta Keentay
Berbera(Berberatoday.com)-Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu Magacaabo Yasin Axmed Budle ayaa Dab isku qabad Siiyay Baabuur VITZ ama Dukhaan ah oo watay gudihiisa Waxaana halkaas dhaawac halis ahi kasoo Gaadhay wiilka dhalinyarada ah...
Friday, January 13, 2017
-
Maxaad Ka Ogtahay Ciqaabta Uu Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Itoobiya Mariyo Dadka Uu Xidho Iyo Xanuunkeeda”Daawo Muuqal Muwaadin Dalkiisa Udhashay Oo Qiso Xanuun Badan Kawaramaya
Jigjiga(Berberatoday.com)-Maxaad Ka Ogtahay Ciqaabta Uu Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Itoobiya Mariyo Dadka Uu Xidho Iyo Xanuunkeeda"Daawo Muuqal Muwaadin Dalkiisa Udhashay Oo Qiso Xanuun Badan Kawaramaya
https://youtu.be/-Cu_J...
Thursday, January 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Hore Oo Gaadhi Qadiimiya Ku Dhex Wata Hargeysa Iyo Wariye Badri Kosaar Oo Ka Waraystay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiir Hore Oo Gaadhi Qadiimiya Ku Dhex Wata Hargeysa Iyo Wariye Badri Kosaar Oo Ka Waraystay.
https://youtu.be/6XSOr_eIzug
Berberatoday.com...
Thursday, January 12, 2017
-
“Yaa Yidhi Waxa Ay Laba Xisbi Isku Raacdo Ayaa Sharci Ah? Goorma Ayay Xisbiyadu Noqdeen Sharci Dejin”Mujaahid Cali Guray
Yaa yidhi waxa ay laba xisbi isku raacdo ayaa sharci ah? Goorma ayay xisbiyadu noqdeen Sharci dejin? Dastuurka ayaan eegay dhamaan xeerarka Baarlamanka waan eegay anigu kuma hayo xeer odhanaya xeer laba xisbi hadii ay isku raacaan...
Wednesday, January 11, 2017
-
80-Jirka Haakaha Suggaha Xilka Madhan ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Muxuu Jamaal Cali Xuseen ka Sheegi Karaa Maanta Afar-sanaadood Ayuu Ka Hadli Waayey Duudsigii iyo Dulmigii Lagu Hayey….
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo muddo labaatan sanno ka badan kusoo jiray golaha Baarlamaanka Somaliland, isla markaana ku suntanaa wax ma tarayaashii dhalan roggay sharciyadda Dalka u yaala, ayaa ...
Monday, January 9, 2017
-
Baashe Morgan Oo Arooskii Ugu Qaalisanaa Magaalada Dubai Ku Qabsanaya Todobaadkan Iyo 700,000 Kun Dolar Oo Uu Ka Dilaalay Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Masar Ka Dhisanayo Berbera
Dubai(Berberatoday.com)-Baashe Morgan Oo Arooskii ugu Qaalisanaa Magaalada Dubai ku Qabsanaya Todobaadkan Iyo 700.000 kun Dolar Oo uu Ka Dilaalay Saldhiga Masar ee Uu Berbera Ka Dhisanayo
Maalmahanba Baashe Cawil Morgan Oo ka M...
Sunday, January 8, 2017
-
GUD: UCID France oo dhaliilo culus u soo jeediyay labada xisbi KULMIYE IYO WADANI. Kuna tilmaamay in AANAY u Kala hadhin labada xisbi baabiinta qarannimada SOMALILAND. Kuna taliyay in UCID la doorto
MARKAY U DARANTHAY DALKA YAA U HALGAMI JIRAY:?! Waxa dhowaaan si adaa loo hadal hayay eedaha ay isu jeedinayaan labada xisbul XAAKIM ( WADANI IYO KULMIYE OO aan anigu u aqaano QUDHMIYE) Eedaymaha ay isu jeedinayaan ee ay isku eeda...
Saturday, January 7, 2017
-
Cabdiraxmaan Cadami Oo Eedo Musuqmaasuq Oo Culus Dusha Ka Saaray Wasiirka Macdanta “
“shirkadaha la isku bedbedalyo ee faraha badani dhammaantood lacag baa laga qaaday, lacagtaasina dadweynaha ma gaadho, qasnadda dawladdana kuma soo dhacdo, dadkuna waxa ay isweydiinayaan lacagtaasina halkee bay martay”Cabdirax...
Friday, January 6, 2017
« Previous Page — Next Page »