|
Articles
-
(SOLJA: URUR SAXAAFADEED JIRA MISE ARDAA MADHAN?!)QALINKA:AXMED CISMAAN BATUUN
{Waa ayo cidda uu matalo ururka SOLJA,muxuuse u qabtaa saxaafadda }
sida bulshada inbadan oo ka mid ahi aaminsantahay dhaqanadda ururada sheegta inay matalaan qaybaha bulashada waxaa lagaga cawdaa in aanay xog iyo war sugan mid...
Tuesday, November 8, 2016
-
Xogo Dibada Soo Dhigay In Shirkada Telesom Dhaqaale Siiso Xisbiga Wadani Iyo Danaha Qarsoon Ee Ka Danbeeya
Hargaysa(Berberatoday.com)-Waxaa Marba Marka Ka Danbaysa dalka Somaliland Ka Hanoqaadayey Shirkado Ganacsi Iyo Ganacsato Kale oo Marba Heerka Dalku Marayo La Maraaxil Ahaa, Hadaba Shirkada Telesom Oo Ku Faaiiday Nabada Iyo Deganaa...
Tuesday, November 8, 2016
-
“Muuse Biixi Waxaa Laga Soo Reebay Cabdiraxmaan Awcali, Axmed Xuseen Ciise, Ina xaaji Maxamuud, Cali Marshaal,Iyo Samaale, Maatana Wuxu Marayaa Jamaal Iga Reeba Bari Wuxu Ina Odhan Ciro Iga Reeba” Muj Cali Xaraaro
"Waxaan Axmed Siilaanyo iyo Muuse u Sheegayaa in aanu kursigan Xoog Lagu fadhiisnayn Somalilandna Sharaftii ayay ka Qaadeen Cadaaladii yay lumiyeen".Muj Cali Xaraaro,DAAWO; Muj Cali Cismaan Libaax (Cali Xaraaro) oo d...
Tuesday, November 8, 2016
-
Ninkii i guursaday, wax walba oo noloshiisa ah, waa uu iga qariyey !WQ/Khadar Aar .
Waxa aan ahay gabadh dhalinyaro ah ,isla markaas uu qaan gaadhay,in kastoo sida aan jeclaa aanan lasoo korin aabahay iyo hoyaday ,hadana waxa aan kusoo koray nolol aan aan dhibaato lahayn,waxaana isoo korisay eedaday macaan ,madam...
Monday, November 7, 2016
-
Maxkammadda Sare Oo Amarkeedu Fuli Waayo Iyo Burburka Ucid Waa Caddaaladdii Iyo Dimuqraadiyaddii Oo Mar La Wada Xabaalay. Bye Rasheed Ali Meigag Samater
Waxa aan marnaba ummaddeena ka qarsoonayn gudo iyo dibedba in garddarro garab og lagula kacay murrashaxa Jiilka Dhallinyarada Waxbaratay ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen, iyadoo gardarradaasi loo adeegsaday n...
Monday, November 7, 2016
-
Daawo, Dhamaadka olalaha doorashooyinka mareykanka iyo dhacdooyinkii ugu qosolka badnaa ee laga sameeyay
Daawo Dhamaadka Ololaha Doorashooyinka Maraykan iyo Dhacdooyinka ugu Qosolka Badnaa ee laga sameeyey .
...
Sunday, November 6, 2016
-
KAABISTA DASTUURKA J.S.L ( URUR BAKHTI SUGE AH)W/Q Abwaan Xiis Maxamed Cilmi Shanfoo
KAABISTA DASTUURKA J.S.L ( URUR BAKHTI SUGE AH) ASC Dastuurka jamhuuriyada somaliland ayaa wuxuu qorayaa ama sharciyaynayaa in doorashada madaxtooyada ay ka qayn geli karaan 3 saddex xisbi qaran wixii aan intaa ahayn doorasho lagu...
Sunday, November 6, 2016
-
Ha Balweeyo ee daa : Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Ha Balweeyo ee daa : Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Haddaan kuu daacad waramo wali ma arkin muuqaal noocan ah adigana uma malaynayo inaad aragtay waa haddii aad jeceshay inaan is aamino, mana filaayo inay wali hal meel ku wada ku...
Sunday, November 6, 2016
-
BEDEL: Cilmi baaris qabyo ah oo ku saabsan ganacsiga loo yaqaan BADAL/BEDEL.
Sida lawada ogsoon yahay waayadan dambe waxaa dhulka soomaalidu degto lasoo dersay arin layaab leh taasoo dhalisay jahwareer iyo wax iswaydiin badan.
Waxaa dalka deriska aynu nahay ee Ethiopia inakaga soo furmay wax ganacsi lam...
Saturday, November 5, 2016
-
ma ogtahay Cuudkaagu Haduu. Adiga Cimidh yahay. Tiriyo Cadad ma leh, Sabool Caydh ihi
waa maxamed..ma ogtahay Cuudkaagu Haduu. Adiga Cimidh yahay.
Tiriyo Cadad ma leh, Sabool Caydh ihi
maxamed waxaanu ku kulannay suuq weynaha magaalada hargeysa, agagaarka meherada cadaani. kadib markii aan isha ku dhuftay m...
Saturday, November 5, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|