-
“Gudoomiye Faysal Hadii Uu Tiisa Ku Adkaysto , Aniga Ayaa Keligay Ka Masuul Ah Fulinta Xukunka Maxkamadda Sare ” Muj. Cali-Guray
Hargeysa(Berberatoday.com)-UCID waxa u yaala fulinta Xukunkii Maxkamadda Sare waxanu haystaa muddo lixdan maalmood gudahood ah. Ciddii doonta ha qaado masuuliyadda fulinta lakiin waxa qasab ah in la fuliyo. Marka dhinaca wanaa...
Saturday, October 1, 2016
-
Maamulaha Madaarka Hargeysa Oo Aragti Cusub Oo Guul-Wadeyn Ah Curiyay, Qalinkii Cabdinaasir Axmed Abraham.
Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf isagoo ajar kaga raba oo ugu dhowaanaya wasiirka Madaxtoonyada Maxameuud Xaashi ayuu dambi male’awaal ah ugu sameeyay Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr oo laba bilood oo wax la’ xarunta ...
Thursday, September 29, 2016
-
Dada Wayanaha Ku Nol Magalada Burco Oo Cabsho Baan Ka Mujiyay Mayirka Magalada Burco Iyo Mayirki Magalada Burco Oo Hargaysa Isaga Damashad Tagay”Qalinkii Cabdi-Aamin Cabdillahi Maxamed
Bulsho Waynta Ku Dhaqan Magalada Burco Ay mayirka magalada Burco Ku tilmamay Masuul Aan Shaqdisa Ka adkayn Qarkamida Dadad Waynaha Xafada Caqibo Ee Magalada Burco Aya Ku Edeyay Inu Myirku Ibiyaya Wadoyinki Xafadasi Sido ...
Thursday, September 29, 2016
-
lOOMA AYAHA DADKAYGA SAAXIL IYO BERBERA SAMATA BIXINTOODA EE WAXOODII RAG QAYBSADAY NAGALA QAYB QAATA REER SAAXILOW DHAMAANTIIN.
lOOMA AYAHA DADKAYGA SAAXIL IYO BERBERA SAMATA BIXINTOODA EE WAXOODII RAG QAYBSADAY NAGALA QAYB QAATA REER SAAXILOW DHAMAANTIIN.
DHAB U AKHRIYA REER SAAXILOW
Waxa aynu ka wada dheregsanahay dhibaatada haysata dadkeenii reer ...
Thursday, September 29, 2016
-
Shirkada isgaadhsiinta telesom miyaanay u damqanayn shacabkeeda, W/Q: Xamse Jirde Axmed
Shirkada isgaadhsiinta telesom waxay dalka ka jirtaa in kabadan labaatan sanadood iyadoo aan shacabkeeda ay ka ganacsato aanay wax naxariisa ulahayn sababtoo ah waxay keentaa qalab aad u ku waalati xun oo shacabka uxun xaga caafim...
Thursday, September 29, 2016
-
Xukunkii Maxkamadda Sare Anigu Waan Ku Diirsaday, Dhaqangelinta Xukunkan Ayaa UCID Ku Ah Qasab Waayo Waa Xukun Dhacay Oo Ay Riday Maxkamadda Sare” gud. Cali Guray
Hargeysa(Berberatoday.com)-"waayo waxa uu si sharci ah u soo af jaray khilaafkii soo jiitamayay mudada dheer ee ku saabsanaa Heshiiskii Bedbaadinta UCID ee ay wada galeen Xisbiga UCID oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Faysal ...
Tuesday, September 27, 2016
-
MAGACAABISTII MAAREYAHA CUSUB EE DEKEDA BERBERA WAX BADAN AYAY KA BEDESHAY GOBOLKA SAAXIL”QALINKII XAAJI CABDI JAAMAC AADAN
MADAXWAYNAHA JAMUURIYADA SOMALILAND MUDANE AXMED MAXAMED SIILAANYO MAGACAABISTII MAAREEYE AXMED YUUSUF DIRIR UU U MAGACAABAY MAAREYAHA GUUD DEKADA BERBERA WAXAY WAX WAYN KA BADASHAY XAALADII GOBOLKA SAAXIL EE KACSANAYD BARYAHAABA ...
Tuesday, September 27, 2016
-
Ma Xalaal Baa Mise Waa Xaaraan Lacagtii Maayiradu Ugu Deeqeen Ololaha Siyaasadda Muuse Biixi W/Q. Dr’s. Xaliimo G.Warsame
Habeen hore, kulan qaadhaan olole looggu ururinaayey Muuse Biixi oo ay isku gu yimaadeen in gaara oo ay hayb wadaagaan, ayaa waxa Maayirada Hargeysa, Berbera iyo Gabiley ba ay ku dhawaaqeen in midkii ba uu ololaha siyaasaddeedda e...
Tuesday, September 27, 2016
-
Qurbo jooga Dan iyo duce ee qaarada yurub waxay si adag u canbaareeyeen xadhiga
Qurbo jooga Dan iyo duce ee qaarada yurub waxay si adag u canbaareeyeen xadhiga lagu kacay Eng. Saleban Siciid
Qurbo joogta ku nool qaarada yurub ee dan iyo duco oo kulan ku yeeshay maanta magaalada London ee cariga boqorto...
Tuesday, September 27, 2016
-
Akhriso Gumaysiga Somalida Itoobiya Tigraygu Kuhayo”Qalinkii Abdulahi Nur Colombo
Nin ganacsade ah oo degan Degmada Tog wajaale oo saaxiibkay ah ayaan weydiiyey horamarka la sheego inuu ka jiro Magaalada Jig jiga ma waxbaa ka jira? markaasuu iigu jawaabey horumar aan buurneyn wuu jiraa marka la eego siduu ahaan...
Tuesday, September 27, 2016
« Previous Page — Next Page »