-
Inan tii Nasiibka Xumayd !Qalinkii Suxufi miyaami…
Naciima Abwaan Qorane Waa Gabadha Dhalin Yaraah Oo U Dhalatay Somaliland Kana Soo Jeeda Asal Ahaan Sida Aan Warystay Caasimada Somaliland Ee Hargysa Waligeed Maysan Arag Meel Ka Baxsan Dhulkeeda Hooyo Ee Somaliland manaysan Arag M...
Thursday, August 25, 2016
-
Daawo, “CIDDA SHAKIGA QABTAA SHACABKA MA AHA EE WAA SIYAASIGA KOLNA CARARAYA KOLNA DHUUMANAYA’E…..” PROF: MAXAMED S. GEES+VIDEO IYO SAWIRRO KALE OO BADAN KA BOGO
Hargeysa(Berberatoday.com):- Prof: Maxamed Siciid Gees, ayaa sheegay in mawqifka Shacabka Somaliland cad yahay tan iyo markii lagu dhawaaqay gooni-isu-taaggeeda 18 May 1991-kii, balse Cidda Shakisani tahay Siyaasiyiin kolba dhinac...
Wednesday, August 24, 2016
-
“Cirro xaqayaga kamuu hadal, maalintii isaga Baarlamaanka laga haystay waannu u hadalnay.. Muuse Biixina waa Ninka Dabkan nagu soo shidayay..” Musharraxa Madaxwaynaha UCID Jamaal Cali Xuseen
“Cirro xaqayaga kamuu hadal, maalintii isaga Baarlamaanka laga haystay waannu u hadalnay.. Muuse Biixina waa Ninka Dabkan nagu soo shidayay..” Musharraxa Madaxwaynaha UCID Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa, (Berberatoday.com) –...
Wednesday, August 24, 2016
-
Daawo Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo ka Hadlay Caqabadaha Haysta Shaqaalaha Dawlada , xil wareejintii Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha oo uu ka Qayb Gallay.
Daawo Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo ka Hadlay Caqabadaha Haysta Shaqaalaha Dawlada , xil wareejintii Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha oo uu ka Qayb Gallay.
...
Wednesday, August 24, 2016
-
Cali Gurey Oo Hadalo Adag Kaga Hadlay Qaban Qaabada Aaska Cali Samatar Iyo Kalmado Adag Oo Uu Reer Xamarka Hawada U Mariyey
Cali Gurey Oo Hadalo Adag Kaga Hadlay Qaban Qaabada Aaska Cali Samatar Iyo Kalmado Adag Oo Uu Reer Xamarka Hawada U Mariyey
Cali Gurey oo Qoraalkiisa ku baahiyey Bartiisa Facebook ayaa waxa uu ku bilaabay sidan." ANAGAA KU DIRIN...
Wednesday, August 24, 2016
-
Sir Culus ;- Sheekada Cali mareexaan kalyaha Inankiisa looga saarey gabadh agoona iyo sidey udhacdey
Wasiir Cali mareexaan wiil kiisa kelyuhu fadhiisteen ee uu gabadha yar uuga saaray kelida waa inankii uu Ethiopia dhowrka bilood u diray ee markuu soo laabtay uu yidhi derejo Kabtan nimo ah siiya oo immigerationka ku qora oo Airpo...
Wednesday, August 24, 2016
-
Muuse Biixi Muxuu Ku Doorsaday Mulkiilaha Wargeyska Haatuf Oo Ay Soo Wada Mareen Xiliyo Qadhaadh, Ilaa Maantana Ay Labadooda Guri Isku Xigaan
Muuse Biixi Muxuu Ku Doorsaday Mulkiilaha Wargeyska Haatuf Oo Ay Soo Wada Mareen Xiliyo Qadhaadh, Ilaa Maantana Ay Labadooda Guri Isku Xigaan
W/Q: Mujaahid Cali Cismaan (Cali Xaraaro)
Murashaxa xisbiga ...
Tuesday, August 23, 2016
-
La-caweyntii Tuse Aw-toosiye Awtilmaame : Waxa Qoray Cumar Seerbiya
La-caweyntii Tuse Aw-toosiye : Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Xasan Ismaciil Uur-cadde amaba Tuse-aw-toosiye kii aad u taqaano waqti uu ku qiyaasay 1951 ayuu ku dhashay Deegaanka Xagal oo aan Hargeysa ka fogayn sannado yar ka dib ayuu...
Tuesday, August 23, 2016
-
Siyaasad Xumada Xisbiga Waddani Iyo Saadasha Maqan
Nin siyaasad liitaa waa siduu ahaan jireye
Kuwaan saamaha u tumey ayaa qoorta lla ii sudhaye
Hadba waxaan saliilyonayaa seedaha i mudane
Ragii qodaxda ila saari lahaa haadka lagu soorye
Sagag bey ku le deen ...
Monday, August 22, 2016
-
Gudoomiyaha Sool Shiine Waa Guulwadde By Abdi Mustafe
Gudoomiyaha Sool Shiine waa guulwadde aan fahansanayn xilka uu hayo. Wuxuu ka mid yahay dadka ay Amina Weris ku ugaadhsato ee ay ku tidhaa Waddani wax ka sheeg.
Xaq uuma laha isagoo badhasaab ah in uu Kulmiyena u adeego halkii ...
Monday, August 22, 2016
« Previous Page — Next Page »