|
Articles
-
War Deg Deg Ah”Booyad Maamulka Gobolka Saaxil U Iibiiyay Biyo Dhaaminta Dadka Abaaruhu Ku Saameeyeen Deegamada Bariga iyo Galbeedka Gobolka Saaxil Oo La Dhacay Lana La,yahay Meel Lala Tagay
Berbera(Berberatoday.com)-Booyadan oo nooceedu ahaa Nissan Diesel UD ayaa waxa laga kaxaystay Iyada oo hortaala habeenkii xalay kaalinta Cawil Axmed Faraare oo ku taala badhtamaha magaalada Berbera,
Waxaana la sheegay in booyad...
Monday, January 23, 2017
-
“Waxaan Uga Jeednaa Markasta Daamurka Aanu Ku Shubayno Wadooyinka Inuu Ololiyo Jinka Iyo Shaydaanka Ku Jira Inuu Ka Saaro Kuwa Neceb Horumarka Ee Ku Xanuunsadda”Mayar Cabdishakuur Cidin
Wuxu Yidhi Mayar Cabdishakuur Cidin Mar uu Maanta ka hadlaayay Dhagax Dhiga Jid Laamiya oo dib udhis iyo dayactir Lagu Samaynayo"
"11 Kaa Killo- Meter Ee Asphalt-ka Ah Waxaan Uga Jeednaa Markasta Daamurka Aanu Ku Shubayno Wadoo...
Sunday, January 22, 2017
-
Xogo La Xidhiidha Duulkii Quraanku Ka Warramay Ee Yuug-Yamaa-Yuug Daraasad Lagu Sheegay Halka Ay Ku Noolaayeen Qoomka Ya’juuj Iyo Ma’juuj… Ururintii Kamaal A. Cali (Q:1) –
Qormada qaybtan dambe ee qisadan Yuug-yamaa-yuug uu Geeska Afrika ka soo xigtay Al-Carabiya waa ay ka duwan tahay qaybtaas hore ee uu Geeska Afrika isagu soo ururiyey isaga oo soo xiganaya culimo kala duwan, waxa aanay xoogga saar...
Friday, January 20, 2017
-
“Xisbiyadan Tartamayiyo Kursigan Wada Xajiimaysan. Xawaaraha Qasriga Loogu Jiro Damacan Xoogaystay.Siyaasiga Uxaytiyo Shacbigan Xerada Loo Ootay.Xilkan Laysku Jiidh Iyo Arliga Kii Xukumi Laaye”Gabayga Xodxodasho Iyo ABwaan Xiis Maxamed Cilmi Shanfool
GABAYGA XODXODASHO OO KA HADLAYA XISBIYADA IYO SIDA AY BULSHADA UGU DANAYSTAAN WAXA TIRIYAY XIIS MAXAMED CILMI ( SHANFOOL ) WUXU SOO BAXAY 19.JANUARY.2017. WAXAANU KU BILAABAY SIDAN HOOS KU QORAN :- WUXU YIDHI :- Xikmad shilis mur...
Thursday, January 19, 2017
-
Labadii Hablood Ee Bush Oo Dhambaal Talo Ah Hawada U Mariyey Hablaha Obama Oo Shan Maalmood Kadib Guriga Cad Ka Guuri Doona
Washington(Berberatoday.com)-Barbara iyo Jenna oo ah labada hablood ee uu dhalay madaxweynihii hore ee Maraykanka George W. Bush ayaa dhambaal qoraal ah hawada u mariyey Malia iyo Sasha oo ah labada hablood ee madaxweynaha hadda x...
Thursday, January 19, 2017
-
Noocyo Ka Mid Ah Cuntada Dalkeenna Laga Helo Oo Ay Khubarada Caafimaadka Ka Digeen In Ay Kansarka Keeni Karaan
Washington(Berberatoday.com)-Maalin kasta waxa aynu aragnaa digniino caafimaad oo cusub oo sheegaya caafimaad darrooyin ku lammaan noocyo cuntadeenna ka mid ah, qaarkoodna sheegayaanba in kansar ay keeni karto cuntadaasi, laakiin ...
Thursday, January 19, 2017
-
Daawo,,Muxaadaro – Waqtiga iyo Ahmiyadiisa – Sheikh Maxamed Cumar Dirir
Daawo,,Muxaadaro - Waqtiga iyo Ahmiyadiisa - Sheikh Maxamed Cumar Dirir
https://youtu.be/x379EknogM4...
Thursday, January 19, 2017
-
Khiyaamo Qaran:Heshiiska Saldhiga Imaaraatka Ee Uu Ololeynayo Baashe Morgan Oo Hoos Imanaya Ogolaanshe Ay Bixisay Dawladda Xamar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Heshiiska uu olelaha weyn ugu jiro wiilka uu sodogga u yahay madaxweyne Siiraanyo ee Baashe Cawil in dalka Imaaraatka saldhig ciidan laga siiyo xeebta Berbera ayaa waxay Haatuf xaqiijinaysa in heshiis...
Thursday, January 19, 2017
-
Daawo, Xirsi xaaji cali maxaa ka qabsadey gabiley ?
Daawo, Xirsi xaaji cali Maxaa ka qabsadey gabiley ?
https://youtu.be/c6Afy6vpxTU...
Wednesday, January 18, 2017
-
Daawo Muuqalka”Xogo Ku Saabsan Bastoolada Ay Sitaan Ilaalada Madaxweynaha Dalka Ruushka Mr Putin Iyo Masaafada Ay Wax Ka Dili Karto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waa bostoolad ay ka heleen oo ay muddo la dhacsanaayeen saraakiisha
ciidamada gaarka ah. hogaanada dhanka sirdoonka milateriga iyo cutubyada hawlgalada gaarka ah u xilsaaran waxaana ay bastooladani wa...
Wednesday, January 18, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|