|
Articles
-
Saddex Aan Ka Idhi Sadqayntii Xisbiga UCID: Qalinkii Muniir Axmed Cigaal
Faysal Cali Waraabe waxaan leeyahay, ceebtaa maha ee waa caadada in lagu isticmaalo, maanta oo kaliya laguma isticmaalin ee Faqashtii ayaa ku isticmaashay oo UFO ayaad dhiigoodi dhaafsiisatay dhameel, waa la ogaa oo tari...
Thursday, November 10, 2016
-
Hargeysa”Shir Warbaahinta Qaar Loo Qabtay Iyo Dhacdooyin Xun Xun Oo Ku Gadaamnaa+Kulankaas Oo Dhinac Ka Rarnaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Ururka SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa qabtay wax uu ugu yeedhay ama loo bixiyey boodhkii ciwaanka Shir Weynaha Caalamiga Ah Ee Arrimaha Saxaafadda Somaliland, isla markaana kulank...
Thursday, November 10, 2016
-
“Jamaal UCID Isagaa Soo Saaray, Laakin Axmed Muumin Seed Qof Buu Ka Aha WADDANI”.Siyaasi Aadan Axmed Dhoola-Yarre
"Qabyaalada inaga daaya u hiiliya Jamaal xaqa ugu hiiliyo meel uu ku ciil baxo ugu hiiliya arinta dhacday ilaahay ba reer Somaliand ku eegeya siday xaqa u raacaan.Kolay qaar baa odhan doona Muumin Seed ba waa ti ku dhacc...
Thursday, November 10, 2016
-
Shalay iyo Hargeysa, iyo Shirarkii UCID. WQ: M. Haaruun
Odhaahdii ahayd, “Aduunyada nin nooloow, maxaa aragti kuu laaban”, baa ka turjumaysay wixii Ceelkan Hargeysa ah ka dhacay shalay. Xukuumaddii wadanka ayaa laba shir, oo hay’adihii qaabilsanaa ku tilmaameen sharci darro, midk...
Thursday, November 10, 2016
-
Jamaal hadii uu yidhaa cadaalad maan helin waa runtii lakiin dadka Somaliland inta aan cadaalad helin waynu ognahay W/Q Cali Guray
Jamaal hadii uu yidhaa cadaalad maan helin waa runtii lakiin dadka Somaliland inta aan cadaalad helin waynu ognahay oo maaha Jamaal keligii. Khasaaraha ugu wayn ee dhacay maaha musharaxnimada Jamaal ee la af duubay hadii i...
Thursday, November 10, 2016
-
KARIS XUN IYANA WAX KU LA’ – FARIINTA TAAGEERAYAASHA W/Q AQOONYAHAN MUSHARAX JAMAAL CALI XUSEEN
Horta mahad Ilaahay baa leh, ka dibna dadkii xaqa igu taageeray waxaan ku leeyahay Ilaahay kheyr haydin siiyo. Horta kulankii Khamiista ee xarunta xisbigga horteeda dib baanu u dhignay oo wax ka weyn baanu diyaarin doonaa inshalla...
Thursday, November 10, 2016
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile Oo Si Cilmiyan Ah Oo Shuruucda Dalka Waafaqsan Fasiraad Uga Bixiyay Khaladaadka Sharci Ee Maxkamada Sare, Gudida Ururada Siyaasada, Xisbiga Kulmiye Iyo Xukumada Siilanyo Ku Talaabsadeen Iyo Siday Isugu Bahaysteen Musharax Jamaal Cali Xuseen
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile Oo Si Cilmiyan Oo Shuruucda Dalka Waafaqsan Fasiraad Uga Bixiyay Khaladaadka Sharci Ee Maxkamada Sare, Gudida Ururada Siyaasada, Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuma...
Wednesday, November 9, 2016
-
“Hala Bedello Ninkii Inna Tukiyey Roob-doontii U Dembeysay, La Arkee Mar Kaleeto Inuu Roobku Curteee!!!”
-W/Q: Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame (Sheekh-Jaabir)
Hargeysa(Hubaal)-Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame [Sheekh Jaabir] oo kamid ah Culimada Hargeysa ee, badiyaa kahadla Arrimaha ku taxalluqa Diiniyan Caafima...
Wednesday, November 9, 2016
-
Jaaliyada somaliland ee dalka Austeriya oo taageertay Musharax jamaal cali xuseen iyo shirka uu ucid ku qabsadey
Aslaamu calykum akhrisatayaasha shabakadaha somaliland
Salaan ka bacdi Anoo ku hadalay afka jaaliyada austeriya ee yurub waxaan halka taageero mugleh lagarab istaageynaa Musharaxa madaxweyne ee xisbiga ucid Jamaal Cali xuseen i...
Tuesday, November 8, 2016
-
Qoysas Badan Oo Ku Caydhoobay Abaaro Ba’an Oo Ku Dhuftay Deegaanka Mandheera iyo Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo Ee Gobolka Saaxil Oo Dhagaha Ka Furaystay.
Safar aan hargeysa kaga baxay kuna socdey berbera ayaan ku sii marey duleedka tuulada maqaaxida inanta reer xoola dhaqata ah xoolahaas oo u badnaa riyo .
Waxaan ku arkay duleedka reerka adhi ciidaa ka badnaa oo gabi ahaanba dul...
Tuesday, November 8, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|