|
Articles
-
Daawo, Qiso dhab ah , Ninkii Riyada ku islaamey iyo sidey udhacdey ! sheekh C/rashiid cali suufi
Daawo, Qiso dhab ah , Ninkii Riyada ku islaamey iyo sidey udhacdey ! sheekh C/rashiid cali suufi
https://youtu.be/QkVtXXD69yY...
Friday, August 12, 2016
-
2 Fasal Oo Lagu Dhisay $8,000. Ayuu Wasiirku Soo Dallacday Cheque $71,000. Ah!!! By Amir Bidde
Waxa is qabtay wasiirka waxbarashada iyo agaasimaha guud. wasiirku wuxuu shaqadii ka joojiyey agaasimhii isagoo ku eedaynaya inuu la shaqayn kari waayay. Agaasimaha guud isagoo iska difaacaya eedaymahaa ayuu saxaafadda qor...
Friday, August 12, 2016
-
Wasiir Xuseen dayr oo Xanta madaxtooyada laga qariyo iyo shaqadii Wasaarada Ganacsiga oo Wasiiro kale qabanayaan + Xanta magaalda hargeysa ugu jirta
Hargeisa (Berberatoday.com)-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Xuseen Aadan Cige (Dayr) Ayaa Noqday Wasiirka Keliyaata Ee Aan Ogayn Waxyaalaha Wasaaradiisa Ka Socda,Gaar Ahaana Heshiisyada Ganacsi Ee Lala Galo Shirkaddaha Waaweyn.
...
Friday, August 12, 2016
-
Gudoomiyaha Imtixaanadka Qaranka Oo Ugu Hanjabay Maamule Dugsi Somaliland Qiimo Ugu Fadhiya In Uu Shaqada Ka Joojinayo Ka Dib Markii Uu Saxafadda U Shegay.
Gudoomiyaha Imtixaanadka Qaranka Oo Ugu Hanjabay Maamule Dugsi Somaliland Qiimo Ugu Fadhiya In Uu Shaqada Ka Joojinayo Ka Dib Markii Uu Saxafadda U Shegay.
Gudoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Daa'uud Axmed Faarax waxa uu khadka tal...
Friday, August 12, 2016
-
Daawo,Shirka dekada Berbera la wareegtay ee DPWorld oo caymis gashatay dekadaasi
Berbetaoday.com-Shirkada DP world oo caysmis galisey dakadaas ay galin kari wayeen dakada 25 sano ragii gacanta ku hayey .
...
Friday, August 12, 2016
-
Shariciga caalamaka ay maalgashiga waxa ay maraan maraxlado kala duwan, marka hore waxaa mugdi ku jiraa qaabka ay xukuumada Somaliland ay dabda kaga reexaysa, Qalinkii Hassan Ahmed
Shariciga caalamaka ay maalgashiga waxa ay maraan maraxlado kala duwan, marka hore waxaa mugdi ku jiraa qaabka ay xukuumada Somaliland ay dabda kaga reexaysa, waayo marak ay hishiis maalgashi ay wada galayaan laba dowaladoo ama do...
Friday, August 12, 2016
-
Wax Ka Baro Nolosha Eeyda W/Q : Naasir Meecaad
Aadamigu goor hore ayuu bilaabay inuu dhaqdo Eyda si uu u adeegsado.Muddada ay Eeyadu saaxiibka la ahaayeen dadka waxaa lagu qiyaasaa inay gaadhsiisan tahay 12.000 oo sanno.Tan iyo xiligaas ayuu aadamigu hawlo kale duwan ku qa...
Friday, August 12, 2016
-
Heshiiska Dekadda Berbera Hadaan Qudhun Lagu Ogayn Maxaa Laga Qarinayaa? Qalinkii Cabdi Mohamed
sida aynu wada ognahay waxaa beryahan dambe taagnaa ISSUE dawakhiyay bulshada kaasoo ah Arinka Dekeda Berbera & Shirkada DPWorld waana arin dadku ay ka qaadeen Jahawareer inyar mooyaane isla markaana keentay muran & ismaan...
Thursday, August 11, 2016
-
Musharrax Jamaal Cali Xuseen oo Khudbad Aqooneed ku Saabsan Hoggaaminta Iyo Dhaqaalaha ka Jeediyey Jaamacada New Generation Iyo Su’aalo Ardaydu weydiisay Iyo Jawaabo Ku Du’xay Quluubta dhegeystayaasha(Daawo Sawiirada).
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Ucid Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa Cawa Khudbad aqooneed ku duxday quluubta Ardayda ka jeediyey Jaamacada New Generation Faraceeda Magaaladda Hargeysa. Khudbad aq...
Thursday, August 11, 2016
-
“Waxaan Aad Ula Yabay Sababta Ay Xukumaddu Uga Soo Horjeedo Shirka Baxarosaafka Iyada Oo Aad Arkayso In Wasiiro Xukumadda Ka Mid Ahi Ay Ka Qabgalayaan Shirar-beeleedyo Kale”Cabdikariin Axmed Mooge
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge oo kamida dhalinyarada firfircoon ee Somaliland horena usoo noqday Wasiir kuxigeenka Wasaarada qorsheynta qaranka si iskiiyana isaga casilay oo hadana filaaqeeya siyaas...
Thursday, August 11, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|